WARARKA

Reysulwasaha Dowlada Federalka oo sheegey in dhib weyn ey weli somaliya heysato

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa shegay Soomaaliya inay ku jirto xaalad adag oo u baahan in si de deg...

Madaxweynaha Dowlada Fedrlaka Somaliya oo sheegey in Alshabab dib u dhac weyn ku heyso Bulshada Somaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato adag ku hayaan shacabka Soomaaliyeed kuwaasi oo ku eedeeyay dabargoynta dadka...

Jubbaland mise Jufoland?

Taariikhdu waa been ma sheegto, waxayna kaydisaa wixii la soo dhaafay iyada oo uga marag kacaysa ruux walba dersina baraysa dhacdo kastaa waxay leedahay...

Dowlada Itoobiya oo beenisay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

Dina Mufti oo ah Afhayeen wasaarada arimaha dibada Itoobiya ayaa maanta beeniyey warar ay saxaafada Soomaalidu isla dhexmaraysay oo sheegayey in Ra'isul wasaaraha Itoobiya...

Ciidamada Amisom oo sheegey in ciidamo ka tirsan Alshabaab ay ku dileen deegaanka Hoosingoow

Taliska AMISOM ayaa sheegay inay koox ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab ku dileen iska horimaad muddo kooban socday oo shalay ka dhacay inta u dhexeysa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img