WARARKA

Ra'isulwasaaraha dowalada federaalka oo booqday dugsiga tababarka ciidanka Booliiska

Raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigyo ciidanka dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Raysul wasaaraha...

Ra'isulwasaaraha Itoobiya oo sheegay in ciidamadooda ku sugan Soomaaliya ay kala bixi doonaan

Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheagay in ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya uu sida ugu dhaqsiyaha badan ula bixi doono, isagoo sheegay inay daahsadeen...

Dhegayso…Ducaale"Cumar Cabdirashiid iyo Gaandi waxay ku howlan yihiin Iibsashada Xeebaha iyo khayraadka dalka"

Axmed Faarax Ducaale oo isagu sheegta inuu yahay madaxwaynaha Jubbaland State oo Waraysi siinayay Warbaahinta ayaa si kulul oga hadlay arimaha ka soconaya magaalada...

Dowlada Kenya oo Dowlada Soomaaliya ku Bareejaysay Wasiirad Arimo Dibadeed

Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta u magacaabay Aamina Maxamed Jibriil Wasiirada Amuuraha dibada Kenya iyadoo noqona doonta wasiir arimo dibadeedkii...

Amiin Camir oo qeexey dhibta heysata Shabeelaha Hoose

Shabeelaha Hoose ayaa 22 sano ee lasoo dhaafey ka nasan la,a dhibta lagu hayo Amiin Camir ayaa waxaa uu kasoo saarey farshaxan aad u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img