WARARKA

Dr Cabdalla Maxamed Husein oo maanta lagu aasey Magalada Muqdisho

Alah u naxariistee waxaa saaka lagu aasey magaalada Muqdisho Dr Cabdalla Maxamed Husein oo ku geeryoodey dalka turkiga magalaada istambuul. Aaska dr Cabdalla ayaa waxaa...

Abuu Mansuur Al ameriki oo ka badbaadey qorshe la doonayo in lagu Qaarajiyo

  Qoraal iyo sawiro uu soo dhigay barta uu adeegsado Abu Mansuur Al-Amriki ee Twitter-ka ayaa waxaa uu ku sheegay inuu ka bad baaday isku...

Qaramada midoobey oo ku baaqdey in gacan laga geysto dib u dhiska Somaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan uu ku yeeshay magaalada New York wuxuu sheegay in loo baahan yahay qorshe cusub oo siyaasadeed oo...

Ku xigeenka Garyaqaanka Guud ee Dalka Somaliya oo xaley lagu diley Degmada Yaaqshiid

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa xalay fiidkii ku dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ku-xigeenkii garyaqaanka guud ee dalka, Avv. Axmed Sheekh Nuur Maalin,...

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo ku dagaalamey deegaano ka tirsan Gobolka Bay

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaalamay deegaanno ka tisran gobollada Bakoool iyo Bay, dagaalladaas oo dhaliyay khasaare isugu jirta mid nafeed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img