WARARKA

Dhegayso…Kulan fashil ku dhamaaday oo dhexmaray Xildhibaanada Digil iyo Mirifle iyo Madaxweyne Xasan Shiikh

Kulan albaabada laysu xirtay ayaa waxa uu galabta ka dhacay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Kulankan oo ahaa mid u dhexeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee...

Maxaad kala socotaa shirkii Ergo ee ka dhacay dalka canada

Sida eynu la socono dhibaatooyinka somaliya ka dhacay waxaa loo qabtey shirar badan oo lagu doonayey in xal loogu helo dhibaatada ka taagan dalka...

Gudomiyaha Degmada Wanleweyn Isaaq Mama oo la hadley Warbaahinta

Wabiga Shabeele oo ka tirsan wabiyaasha mara Gobolada dalka Soomaaliya ayaa fatahaad xoogan waxa uu ka geystay Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasoo ay ku qaxeen...

Wadooyinka Magalada Muqdisho oo beryahan xernaa oo maanta dib loo furey

Waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho ayaa dib loo furay saakay oo Sabti ah kaddib afar maalmood oo ay u xirnaayeen arrimo la sheegay inay...

Maamulka Dowlada ee Gobolka Bakool oo sheegey iney la wareegeen degano ku dhow degmada Xudur

Maamulka dowladda Soomaaliya ee gobolka Bakool ayaa sheegay inay Al-shabaab kala wareegeen degmada Tiyeegloow oo 90-km u jirta degmada Xudur ee gobolka Bakool iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img