WARARKA

Urur goboleedka Igad oo ku hishiiyey in dib u dejin lagu sameeyo Qaxootiga Somaliyeed

Madaxda waddamada Urur-goboleedka( IGAD) oo shalay ku shiray magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa isku raacay in qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool...

Madaxweynaha dowlada federalka oo ku sugan dalka itobiya si uu uga qeyb galo shirka Igad

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalaya shirka madaxda waddamada Urur-goboleedka IGAD oo maanta ka furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Afhayeenka...

Xoghayaha arimaha dibada ee dalka ingiriiska oo sheegey in Dowlada Somaliya ey siin doonaan Deeq Lacageed

Xoghayaha arimaha dibada Ingiriiska William Hague, ayaa sheegay in hogaamiyaasha Soomaaliya ay u baahan yihiin taageero caalami ah si loo dhiso ciidamada amaanka, booliska...

Shirkii wasiirada arimaha dibada ee Igad oo xaley lasoo gabagabeeyey

Waxaa xalay Addis Ababa lagu soo gabagabeeyay shirka wasiirrada urur-goboleeda IGAD oo horudhac u ahaa shir-madaxeedka waddamada gobolka. Wasiirradii ka qaybgalay ayaa taageeray horumarka ay...

Madaxweynaha dowlada federalka oo maanta ka hor hadley Xubnaha Barlamanka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la filaayey in uu maanta hortago  xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in sababta loo xiray wadooyinka Magaalada Muqdisho...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img