WARARKA

Dowlada federalka oo maanta warsaxaafadeed kasoo saarey Mamulka looga dhawaaqey Kismaanyo

Dowladda Somalia oo warsaxaafadeed soo saartay maanta ayaa ku tilmaantay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo inuu yahay mid lagu marin habaabinayo shacabka, isla markaana ah...

Alshabab oo guulo ka sheegatey dagaal ka dhacay deegaanka Caracas ee Gobolka Gedo

Afhayeenka dhanka dagaalada ee Ururka Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay Gobalka Gedo ee u...

Bare Hiiraale in shacabka Kismaanyo ey asaga u doorteen Madaxweynaha Jubaland

Shaley ayey eheyd kolkii ay mar qura Magaalada Kismaayo ay kaga kala dhawaaqeen inay mid waliba uu Madaxweyne yahay Barre Aadan Shire Barre Hiiraale...

Xoghaya Ururka AhluSunnada Koonfureed oo sheegay in Jubooyinka oo dhami yihiin dhul Digil iyo Mirifle

Sheekh Isaaq Mursal (Geesdheere) Xoghaya Ururka AhluSunna ee gobolada Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya magaalada Kismaayo inuu yahay mid aysan u dhamayn beelihii...

Dood ku saabsan:- Federalka Dan ma ugu jirtaa digil iyo mirifle xiligan la tagan yahay?

Waxaa beryahan la isla dhex marayey arimaha ku saabsan Federalka taasoo ey qaar ka mid ah wax garadka Digil iyo Miifle ey yiraahdeen xiligan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img