WARARKA

Wafdi ka socda Igad oo lagu wado inuu maanta booqdo Magalada Kismaanyo

Wafdigii ka socday urur-goboleedka Igad ee ku sugnaa Muqdisho ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay...

Daawo:- Bare Hiiraale oo Xaflad caleemo saar ah loogu sameeyey Magalada Kismaanyo

Col, Barre Aden Shire Hiiraale oo ah madaxweynihii labaad ee Kismaayo ayaa waxaa loo sameeyey caleemo saar lagu sii adkeynayey is madaxweynenimadiisa. Caleemo saarka Barre...

Wasiirka Arimaha Gudaha oo ugu baaqey Ciidanka Dowlada iyo Amison iney sugaan amaanka Magalada kismaanyo

Wasiirka arimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, C/kariim Xuseen Guuleed ayaa ugu baaqay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo in ay xaqiijiyaan...

Sheikh Xasan Dahir Aweys oo sheegey in Al Amriki uu noolyahay sheegeyna in Alshabab khilaaf xoogan ka dhaxeeyo

Sheikh Xasan Dahir AWeys ayaa sheegay in uu jiro khilaaf ka dhex jira mas’uuliyiinta Ururka Al Shabaab, waxa uuna ka gaabsaday in uu carabaabo...

Dhegeyso:- Sidey u arkaan siyaasiyiinta Digil iyo Mirifle Moshinka laga keeney Ra'isul wasaare Saacid

Waxaa beryahanba magaalada Muqdisho ka socdey loolan siyaasadeed oo salka  ku haya siyaasad dahsoon oo ay rag kale oo aan la arag abaabulayaan taasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img