WARARKA

SHIR LOOGA SOO HORJEEDO DHISMAHA DOWLAD KU SHEEGA JUBALAND

Waxaa magaaladda Melbourne, Australia lagu qabtay shir oo ka soo qayb galeen guddiga maamulka jaaliyadda Digil-Mirfle ee Soomaaliya , culumau-diinka haweenka, aqoonyahanda, wax-garadka, ,...

Qurbo joogta Digil oo ka jawaabtey gudiga uu sameeyey Shariif Maxamed

Shaley gelinkii dambe aya qadka telfoonka waxaa kula ku yeeshey odayaal iyo indheer garad kasoo jeeda beelaha digil kaasoo dirada lagu saarayey kulamo beryahan...

Odayaal iyo xildhibaano kasoo jeeda Gobolada koonfurta somaliya oo booqdey xerooyinka barakacayasha

Odayaal, Suldaano iyo xildhibaano kazoo jeeda Gobolada koofurta somaliya ayaa booqdey xerooyinka barakacayasha ayagoo u kuur galaya xaalada ey ku sugan yihiin qaxootigaas ayaga...

Wafdi ka socdey Igad oo kol dhow gaarey Magalada Kismaanyo

Wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa barqadii maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wafdiga oo uu hoggaaminayo...

Maamulka Ahlusuna ee Gobolka Gedo oo sheegey iney dileen 12 ka mid Alshabab

Maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal shalay galinkii dambe ka dhacay agagaarka deegaanka Tuulo-Barwaaqo ee gobolka ay maleeshiyada al-Shabaab kaga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img