WARARKA

Ra'isul Wasare Saacid oo gudi u magacaabey Jubooyinka

Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa magacaabay guddi ka kooban ilaa 16 xubnood oo ka kala tirsan labada gole ee dowladda,...

Wasiirka Wasarada arimaha dibada ee dalka Canada oo sheegey in Canada soo celin doonto xirirkii ka dhexeeyey Somaliya iyo Canada

Dowladda Canada ayaa Talaadadii shalay ku dhawaaqday inay soo celineyso xiriirkii diblomaasi ee ay laheyd Soomaaliya, kaddib in ka badan 20 sano oo xiriirka...

Burcad hubeysan oo kol dhaweyd gudaha u galey Xarunta ey Dahabshiil ku leedahay Suuqa Bakaaraha

Burcad aad u hubeysan ayaa goor dhoweyd gudaha u galey xarunta Dahabshiil ey ku leedahay suuqa Bakaaraha halakaas oo ey doonayeen in ey dhac...

Isbaaroolaydii oo lasoo baxay tabo cusub.

Kadib kolkii in badan oo ka mid warbaahinta madaxa banaan oo ay horkacayeen Daafeet.com iyo Wadajirradio Atlanta ay qaylo dhaan xoog leh ay ka...

Dhegayso…Dagaal ka dhacay Goofgaduud.

Deegaanka Goof-gaduud oo dhaca Koonfurta galbeed ee magaalada Baydhabo ayaa xalay waxa ku dagaalamay ciidamada Dowladda oo taakuleyn ka helaya Amisom iyo Xarakada Shabaab. Sarkaal...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img