WARARKA

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo Xaley ku dagaamay Deegaanka Awdiinle

Ciidamada dowlada iyo kuwa Alshabab ayaa xaley ku dagaalamey deegaanka Awdinnle oo aan sidaa uga fogeyn Degmada Baydhabo. Inta la ogyahay ilaa iyo hada waxaa...

Raysulwasaare Saacid oo Shir Jaraa'id kaga hadley Xaalada Xasan Dahir Aweys

Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa isagoo kahadlay arinta Xasan Daahir Aweys. Ra’isul Wasaare Saacid ayaa sheegay...

Reysulwasaraha Dowlada Federalka oo Maanta Booqasho ku tegey Garoonka Diyaaradaha iyo Dekada Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon oo ay weheliyaan wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa ayaa maanta booqasho ku tagay garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo dekedda oo...

Milateriga Masar oo Afgambi ku sameeyey Madaxweynaha Dalka Masar Maxamed Mursi

Wararka ka imanaya dalka masar ayaa sheegay in xalay militariga dalka masar ay Afgambi kugala wareegeen xilka wadanka Maxamed Mursi oo sanadkii hore Doorasho...

Prof Maxamed Xaaji Muqtaar oo aan ka wareysaney Arimaha Dalka somaliya

Waxaan magalada Atlanta ee dalka mareyka warey kula yeelaney Prof Maxamed Xaaji Muqtraar oo wax ka dhiga Jaamacada Safana Georgia ee dalka Mareykanka, Wareysigaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img