WARARKA

Beesha uu kasoo jeedo Sheekh Xasan Daahir oo maanta Shir jaraaid ku qabtey Magalada Muqdisho

Sheekh Xasan Daahir Aways ayaa maalmahaan ku jiray gacanta dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya kadib markii uu dhawaan iska soo dhibay magaalada cadaado ee...

Dagaal Maanta ka bilowdey Waqooyiga Magalada Gaalkacyo

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Maamulka Puntland iyo Shacab careeysan ayaa haatan ka socda magaalada Gaalkacyo waqooyigeeda. Shacab ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaaladaasi iyaga oo...

Dadkii kasoo Barakacay Dagaalada ka socda Magalada Kismaanyo oo ka hadley faragelinta ay sameysey Kenya

Dadkii ka barakacay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa ka hadlay sidii ay uga barakaceen magaalada Kismaayo,xilligii Magaalada uu ka socday dagaalka. Qof...

Barlamaanka oo maanta ansixiyey Hidise Sharciyeedka dib u eegista Dastuurka

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyeen hindise sharciyeedka dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka dalka. Kulankan ayaa waxaa soo xaadiray...

Banaan Bax looga soo horjeedo Ciidanka Kenya oo ka dhacay Magalada Garbahaarey

Dad aad u tiro badan ayaa maanta waxaa ey isugu soo bexeen Magaalada Garbahaareey ee Gobalka Gedo,kuwaasi oo ka sameynayey magalaada banax bax ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img