Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, danjire Nicholas Kay oo ku sugan magaalada London ayaa ka hadlay markii ugu horreysay xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys...
Wasaaradda maamilayadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa ka jawaabtay warbixintii Qaramada Midoobe ee lagu sheegay in si sharci darro ah lacag lagala baxay...