Qaraxyo miino ah ayaa saaka aroortii lala beegsadey qaar ka mid ah baallayaasha korontada ku shaqeeya ee ku yaalla jidka sodonka ee magaalada muqdisho...
Beeralleyda waraabka ee ku dhaqan degmada Luuq ee gobolka Gedo iyo deegaannada hoos yimaada ayaa sheegay in sanadkan ay goosteen dalag fara badan oo...