WARARKA

Gudomiyaha Gobolka Baay oo beryahan ka maqnaa gobolka oo u waramey Maamulka iyo Odey dhaqameedyada deegaanka

Gudoomiyaha gobolka bay Cabdi Maxamed hoose oo berhan gobolka ka maqnaa oo kusoo laabtey magaalada ayaa waxaa uu halkaasi kula Hadley dhamaan odey dhaqameedyada...

Dooyinterlink La Xiriir Hadii Aad Ubadkada U Dooneyso waxbarasho Maleshiya,China iyo Philippine

Ubadkaada ma u dooneysaa waxbarasho maleeshiya iyo philippine waxaad la xiriri kartaa Dooyinterlink oo idiin sahli doonta wixii macluumaad ee ku saabsan la xiriir...

Gudoomiyaha Gobolka Bay oo soo dhaweeyey qorshaha ey dowlada mamulada uga hirgelineyso gobolada dalka

Guddoomiyaha maamulka KMG ee gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa soo dhoweeyay qorshaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay gobollada dalka uga hirgelineyso maamullo...

Wasiirka warfaafinta Cabdulahi Ciilmooge oo ugu baaqey Hay'adaha warbahinta ee ka shaqeeya dalka iney is diiwaan geliyaan

Wasiirka warfaafinta, boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Ciil-mooge Xirsi oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay Muqdisho ayaa ka dalbaday hay’adaha warbaahinta...

Dowlada kenya oo ka dhawaajisey inaney ka baxeyn somaliya ilaa ey nabad waarta laga helo

Dowlada Kenya oo iska fogeysa eeddii loosoo jeediyay ciidamadooda qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay sii joogaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img