WARARKA

Afhayeenka Alshabab ee dhinaca dagaalada oo ka hadley weeraro ey kusoo qaadeen Jubada Hoose

Afhayeenka dhanka dagaalada ee Ururka Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa faah-faahin ka bixiyay weeraro ay ka geysteen Gobalka Jubadda...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Raskambooni oo sheegey dadka dhaca geysta ineysan eheyn ciidankooda

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Axmed Madoobe ayaa sheegay in raga dhaca ka geesta Magaalada Kismaayo aysan aheyn ciidan ka tirsan maamulka Magaalada ka jira. Fartaag...

Cali Maxamed Geedi oo wareysi siiyey Idaacada Alfurqaan markii dambana ku aruurey Isdifaacid

Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii TFG Cali Maxamed Geedi ayaa isagoo Nairobi kusugan wareysi xasaasi ah oo dhinacyo badan taabanaya siiyay idaacada Islaamiga ee...

Wasiirka warfaafinta oo sheegey xeerka saxaafada oo ey soo bandhigtey xukuumada ay ahmiyada koowaad siineyso sidii loo sugi lahaa amaanta saxaafada

Wasiirka warfaafinta C/laahi Ciilmooge Xersi ayaa usheegay warbaahinta in sharciga Xeerka saxaafada oo ay Dowladda soo bandhigtay uu ku jiro qodob ahmiyad siinaya ammaanka...

Wasiirka Gashaandhiga Somaliya oo safar ku tegey Dalka Itoobiya

Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Max’uud Xaaji Fiqi oo shalay gelinkii danbe gaaray dalka Itoobiya ayaa waxa uu kulamo la qaatay madax...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img