WARARKA

Wararka Wadajirradio Atlanta ee Maanta

---Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta booqday Isbitaalka Digfeer. ---Howgalo soo gaaray ilaa galabta oo Dayniile ka dhacay ---Gudoomiyaha Gobolka Baay oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta booqdey Isbitaal Digfeer

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kormeeray isbitaalkii Digfeer oo ay dib u dhis weyn ku sameeysay dowladda Turkiga. Kormeerkan ayaa waxaa madaxweynaha ku...

Shacabka Degmada Afgooye oo Dhaliiley Usoo Jeediyey Maamulka Degmada Afgooye

Shacabka degmada afgooye oo dhaliil usoo jeediyey maamulka degmada afgooye, Shacabka ayaa waxaa ey ka andacoonayaan in maamulka ka taliya deegaanka ey ka qaadaan...

Maamul Goboleedka Puntland oo doorashaii beri dhici laheyd dib u dhigey

Maamul goboleedka Puntland ayaa shaaciyay in la joojiyay doorashooyinka deegaanka oo lagu waday inay ka qabsoomaan deegaannada Punland maalinta berri ah. War-saxaafadeed ka soo baxay...

Ciidamada raaskambooni oo maanta qarax lagula beegsadey Magalada Kismaanyo

Qarax lala beegsadey ciidamada maamulka Jubbaland ayaa goor dhow ka dhacay bartamaha degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, qaraxaas oo uu ku dhaawacmay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img