WARARKA

Kooxo hubeysan oo xaley toogtey Taliyaha Ciidanka Nabadsugida ee Degmada Kaxda

Kooxo hubaysan ayaa Degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir waxa ay ku dileen taliyihii ciidanka Nabadsugida ee Degmadaasi xalayto. Falka dilka taliyaha ayaa wuxuu ka dambeeyay...

Wakiilka Qaramada Midoobey u fadhiya Somaliya oo soo dhaweeyey hishiiska Dowlada Federalka iyo Axmed Madoobe

Wakiilka Xog-hayaha Guud ee ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay heshiiskii shalay magaalada Addis Ababa ay ku gaareen dowladda...

Dhegeyso:- Wareysi aan la yeelaney Gudomiyaha Degmada Afgooye Cabdullahi Cabdi Axmed

Waxaan qadka Telfoonka aan ku tiigsaney isaga oo jooga degmada afgooye Gudoomiyaha degmada Afgoye Cabdullahi Cabdi Idaale gudoomiyah ayaa waxa uu inoo shegey in...

Daawo: Socdaalkii uu Wasiirka Gashandhiga ku tegey Degmada Wanleweyn

Waxaan halka idinku soo gudbineynaa socdaalkii uu wasiirka gaashaandhiga ku tegey magalada wanleweyn kaasoo ey sheegeen dadka degen deegaanka ey si wanaagsan usoo dhaweeyeen...

Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Itoobiya oo sheegey in ey heshiis ay gaareen Maamulka Raskambooni iyo Dowlada Federalka

War uu soo dhigay Barta Twitterka Wasiirka arimaha dibada dalka Ethiopia Dr Tadros Adhoman,wuxuu ku xaqiijiyay in heshiis rasmi ah ay gaareen Dowlada Federaalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img