WARARKA

Dhegeyso;- Gudomiyaha Degmada Marka oo ka hadley Amaanka Magaalada

Guddoomiyaha Degmada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha hoose ayaa sheegey in ciidanka Dowladda ayaa Magaaladaasi ka sameeyay howlgal amniga lagu sugaayo. Wuxuu sheegay in howlgalka...

Ciidamada Amanka ee Kenya oo digniin usoo jeediyey shacabka Magalada Mombasa

Sarakiisha ammaanka Kenya ayaa digniin u jeediyay shacabka Kenya gaar ahaan shacabka ku dhaqan Magaalo xeebeedka Mombasa inay ka feejignaadaan weeraro ka dhaco Magaaladaasi...

YES Mr President!

What is this Gollaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed (The Council of Somali National Security) with 7 individuals becoming the highest authority in the land! If such...

Gole Cusub oo la magac baxay Golaha Amniga Qaranka oo uu maanta Madaxweyne Xasan Sheekh ku dhawaaqey

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay golaha amniga qaranka Soomaaliyeed. Golaha amniga qaranka Soomaaliyeed waxaa shir guddoominaya...

Dhegeyso: Gudomiye ku xigeenka dhaqaalaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo aan ka wareysaney xaalada Gobolka

Gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha ee gobolka shabeelaha hoose oo aan ka wareysaney xaalada guud ee gobolka shabeelaha hoose taasoo uu inoo sheegey in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img