WARARKA

Dhegayso..Golaha Ma Guurtida ee Digil iyo Mirifle oo ku dhawaaqay inay Dowlada Fedraalka ka bexeen.

Kulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen in ka badan 200 oo ruux oo isugu jiray Malaaqyada,Maamulka gobolka Bay,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanada,Haweenka,Dhalinyarada iyo Ganacsatada Digil iyo Mirifle...

Yay matashaa Dowladu hadii uu shacabkii diiday?

In badan oo ka mid ah Aqoonyahanka,Cuqaasha,Waxgaradka iyo weliba inta samaha jecel ee Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxay isweydiinayaan go'aamadii kasoo baxay Heshiis ku sheegii...

Dhegeyso:- Gudomiye kuxigeenka Gobolka Sh/Hoose oo dhaliiley Gudomiyaha Gobolka Sh/Hoose

Waxaan wareysi la sameyney gudoomiye ku xigeenka gobolka shabeelaha hoose cabdullahi muuse abukar isga oo kugnaa xiliga aan wareysiga la sameyney agagaarka degmada afgooye...

Dhegeyso:- Nabadoonada ku sugan Muqdisho oo aragti kala duwan ka bixiyey Hishiiskii Dowlada iyo Axmed Madoobe

Qaar ka mid ah nabadoono ku sugan magalada muqdisho ayaa aragti kala duwan ka bixiyey hishiiskii ay shaleyto kala galeen dowlada federalka somaliya iyo...

Dhegeyso: Shir looga soo horjeedo Hishiiskii Dowlada iyo Axmed Madoobe oo ka dhici doona maanta beydhaba

Shir ballaaran ayaa maanta laguwadaa inuu ka dhaco Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay sida uu sheegay Malaaq Cali Shiino oo kamid ah waxgaradka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img