Waxaan shaley wareysi dheex oo dhinacyo badan taabana aan la yeelaney gudoomiyaha gobolka Bay cabdi Adan Hosow wuxuuna inoo sheegey in xaalaga guud ee...
Hogaamiyaha Raskamboni Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka hadlayey weerarkii shaley loo geystey ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go’antahay sii wadida dagaalka...
Koox bastoolado ku hubeysan ayaa xalay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dilay nin nabaddoon ah oo degmadaas caan ka ahaa.
Taliyaha qeybta booliska...