WARARKA

Shirkada Favori oo laga leeyahay Dalka Turkiga oo maanta si buuxda ula wareegtey gacan ku heynta Airporka Adan Cade

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho shirkad cusub oo dalka Turkiga laga leeyahay. Wasiirka warfaafinta Boostada...

Sarakiil ka socoto Amisom oo maanta gaarey Magalada Beledweyne

Saraakiil ka socta ciidamada booliiska howlgalka midowgga Africa AMISOM oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa kulamo kala duwan waxaa ay la qaateen mas'uuliyiinta maamulka...

Dhegeyso:- Qaar ka tirsan Qurba jooga Digil iyo Mirifle oo Dhaliil u direy Prof Jawaari

Magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho waxaa ka kala dhacay kulamo xasaasi ah oo ay yeelanayeen siyaasiyiinta iyo odayaasha beelaha digil iyo Mirifle. Kulamadaas ayaa ahaa kuwa...

Kooxo ku hubeysan Bistoolado oo maanta Nabadoon ku diley Magaalada Kismaanyo

Kooxo Hubaysan ayaa lasoo sheegayaa inay gudaha magaalada ku toogteen Alla ha unaxariistee Nabadoon Gamadiid Nuur Siyaad. Nabadoonkan ayaa kamid ahaa waxgaradka beesha Sade, waxaana...

Prof Jawaari iyo xildhibanada Digil iyo Mirifle oo gaarey go,aan lidi ku ah abaabulka ka socda Degmada Baydhab

Kulan balaaran oo wadajir ahaa ayaa shaley waxay ku yeesheen magaalada Muqdisho gaar ahaan Guriga Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomalaiya Proff. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaarey. Kulanka ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img