WARARKA

Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe oo maanta ka badbaadey iskudey Dil

Hoggaamiyaha maamulka Raskambooni, Axmed Madoobe ayaa maanta ka badbaaday isku day la rabay in lagu dilo kaddib markii qof isa soo miidaamiyay oo watay...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Bay oo ka hadley Shir loogu Gogol xaarayey Maamul u sameynta 6da Gobol ee Konfurta Somaliya

Maamulka Gobolka Bay ayaa maanta gelinkii dambe waxaa ey soo qaban qaabiyeen shir, Shirkaas oo ey kasoo qeyb galeen saraakiil gudoomiyaha goblka baay iyo...

Dhegeyso:-Taliyaha Cidanka Boliska Gobolka Sh/Hoose oo beeniyey in lasoo celiyey Isbaarooyinkii

Cabdi Ibraahim Shaamoow (Cabdi dheere) oo ah taliyaha qeybta Booliiska Gobalka shabeelaha hoose ayaa sheegay in ammaanka Gobalka Shabeelaha hoose uu yahay mid wanaagsan...

Dhegeyso:- Isbaarooley oo Isbaaro ku eedeysey Beesha Biyamaal

Imaan Cabdulahi Khaliif oo ka mid ah Odayaasha beelaha Habar Gidir ayaa sheegey in isbaarooyinkii laga hishiiyey in laga qaado gobolka shabelaha hoose ey...

Reysulwasaraha Dowlada Federalka Cabdi farax Shirdoon oo Dalka dib ugu soo laabtey

Ra’iisulwasare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho kadib markii uu safaro kusoo maray dalal ka tirsan caalamka. Cabdi Faarax...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img