WARARKA

Dhegayso…Xildhibaan Fanax"Waxaan Dhisaynaa maamul goboleedka KoonfurGalbeed"

          Xildhibaan Maxamed Isxaaq Cismaan Fanax oo kamid ah Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ee maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxaan ka waraysanay safarkooda Baydhabo iyo...

Dhegayso…Prof.Jawaari oo ka khudbadeeyay Xarunta Shirka maamul u samaynta KoonfurGalbeed ee magaalada Baydhabo.

Waxaa maanta barqadii gaaray magaalada Baydhabo caasimada gobolka Bay wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha barlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan(Jawaari). Wafdigan...

Damiir laawe Cabdulkadir Siidi Oo Ka Dhabeeyey Damiir La,aantii Lagu sheegi Jirey

Gudomiyaha gobolka shabeelaha ayaa waxaa uu la socdey wafdigii ka qeyb galayey shirka brusels gudoomiyaha ayaa waxaad modaa hadalkii ey dadka ku sheegi jireen...

Dhegeyso: Afhayeenka Culimada Somaliyeed Sheekh Nuur Baruud oo ka hadley Hadalkii kasoo yeerey Xisbul islamkii magacdooda kol hore la aasey

  Afhayeenka Culumada somaliyeed Sheekh nuur Baruud Gurxan ayaa ka hadley hadalkii shaley kasoo yeerey Xisbul islaamkii magacooda kol hore inoogu dambeysey ee burburtey kolkii...

Urur Goboleedka Igad oo ku booriyey Bangiga Barklays ineysan joojin la shaqeynta Xawaladaha Somaliyed

Golaha wasiirada ee dowladaha ku jira IGAD ayaa ku booriyay bankiga barklays ee laga leeyahay wadanka biriten inaysan ku dhaqaaqin joojinta in ay la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img