WARARKA

Dhegayso..Malaaq Shiino"Jawaari Xaq uma laha inuu Dowlada nagu celiyo howl u taalna ma ahan"

Afhayeenka Malaaqyada Digil iyo Mirifle Malaaq Cabdiraxmaan Cali Shiino oo u waramay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in masuuliyiinta ay Baydhabo ku soo dhoweeyeen...

Dhegeyso: Gudomiyaha Barlamanka oo ka warbixiyey kulankii uu manta la yeeshay Ururada Bulshada ee Digil Iyo Mirifle

Gudoomiyaha Baarlamaan ka Somaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo kulamo la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshadadigil iyo mirifle ayaa waxa uu ka hadlay natiijada...

Dhegeyso:- Maamulka Puntland oo ka Ganacsada xariga shacabka Digil iyo Mirifle ee ku nool Puntland

Sidii caadada eheyd maamulka Puntland ayaa dib usoo cusbooneysiyey xasuuqii uu ku hayey shacabka kasoo jeda koonfur galbeed somaliya ayagoo bilaabey iney kasoo kaxeystaan...

Saxaafada Afka Maxaatiriga maxay ka tiri booqashada Jawaari ee Baydhabo

Guud ahaa warbaahinta ku hadasha AfkaSoomaaliga ayaa siyaabo kala gedisan waxay uga hadleen safarka uu Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya ahna...

Dhegayso…Ex-Xildhibaan Hilowle"Walaaleheena ha dhistaan Sedexdooda gobol"

          Hilowle Aadan Maxamed oo horay uga mid ahaa Xildhibaanadii Baarlamaanka ku meelgaarka ahaa ee Soomaaliya haatana xulifo la ah kooxda Dhulboobka Raaskanbooni ee Axmed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img