Suldaanka Beelaha Daarood C/casiis Daad (Suldan Bayle) ayaa Wuxuu Maanta ka Hadlay maamul u sameynta 6da gobol ee koonfur galbeed somaliya ee ey wadaan...
Waxaa maanta magalada baydhaba ka socda bananbax aad u balaaran oo loga soo horjeedo shirka loo qabtey somalida ee ka socda magalada bruselles waxaa halkaasi...