WARARKA

Wasiirada Arimaha Dibada ee Dalka kenya oo sheegtey Wadamada ey kasoo jeedaan Kooxihii weerare Westgate

Wasiiradda arrimaha dibada ee Kenya Aamina Maxamed Jibriil ayaa shaacisay in dhalashooyin kala duwan ay haysteen ragga qaaday weerarka xarunta ganacsiga ee Westgate. Aamina ayaa...

Dhegeyso:- Bananbax lagu taageerayo heshiishkii ey gaareen Odey Dhaqameedyada Digil iyo Mirifle oo Maanta ka dhacay Magalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo Xarunta Gobalka Baay, maanta waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo ay dhigeen Odayaasha dhaqanka Digil iyo Mirifle iyo qaar kamid ah shacabka...

Dhegeyso:- Ugaas Xasan oo ka mid ah Ugaasyada Gobolka Gedo oo Jawaab culus siiyey kooxaha kasoo horjeeda maamul u sameynta Konfur Galbeed

Ugaas Xasan oo kamid ah Ugaasyada somaliyeed isla markaasna kaso Jeeda gobalka Gedo ayaa ka hadlay shir Baydhabo kuso dhamaaday kaas oo loga hadlayey...

Dhegayso..Xoolaha nool ee gobolka Gedo oo Cudur aan la garan u le'anaya

            Xoola dhaqatada Gobolka Gedo iyo Dhaqaatiirta Caafimaadka Xoolaha ee gobolka ayaa waxay aad uga walaacsan yihiin cuduro aan la aqoon oo xoolahu ay u...

Daawo:- bananbixii looga soo horjeedey Madaxweyne Xasan Sheekh ee ka dhacay Ohio Columbus

banan bax aad u balaaran ayaa waxaa uu xaley ka dhacay dalka mareykanka magaalada ohio columbus banaax baxaas ayaa waxaa soo abaabuley somali kala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img