WARARKA

Dhegayso..Barakayaasha gobolka Gedo oo nolol xumo ka cabanaya

            Waxaa laga deyrinayaa xaalada nololeed ee ay ku sugan yihiin in ka badan labo kun oo qoys oo Barakacayaal ah oo ku sugan daafaha...

Dhegeyso:- Xildhibaan Cabdi Bare oo dhaliiley Xukuumada Federalka

Xildhibaan Cabdi bare ayaa dhaliil usoo jeediyey xukumada federalka somaliya isagoo sheegey intii howlsha gudaha la qaban lahaa shaqo laga dhigtey in dibadaha la...

Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali Dheere oo ka digey in la weeraro kooxaha heysta Westgate Mall

Afhayeenka Al-shabaab, Sheekh Cali Dheere oo la hadlayay warbaahinta afka Al-shabaab ku hadasha ayaa ka digay in ciidamada Kenya iyo kuwa ajnabiga ah inay...

Dhegeyso:- Xildhibaan Cismaan Muqtaar oo fariin u direy qaar ka mid ah xildhibanada kasoo jeeda Koonfur Galbeed

Xildhibaan Cismaan Muqtaar waxa uu kasoo jeedaa Koonfur Galbeed Somalia, waxa uu ka mid yahay Xildhibaanadii Gudoomiyaha barlamanka kala qeybgalay wadatashii Baydhabo. Waxa uu sheegay...

Dhegayso..Ogaadeen iyo Mariixaan oo Kismaayo ku dagaalamaya.

            Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo caasimada gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in shalay ilaa iyo saaka siyaabooyin kala gedisan ay isaga kala dileen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img