WARARKA

Fadeexo iyo Faxshar…Gudiga qabanqaabada shirka Muqdisho iyo Beelahooda.

  Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ahna Wasiirka Khayraadka Dalka Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa waxa uu magacaabay guddi uu sheegay inay qaban-qaabin doona wejiga koobaad ee...

Dhegeyso:- Suldaan Shariif Cali oo sheegey iney sii wadi doonan Bananbaxyada lagu taageerayo Maamul u sameynta Koonfur Galbeed

Suldaan shariif cali oo ka mid ah Odyaasha beelaha Digil iyo mIrifle oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ey sii wadi doonaan bananabaxyada lagu...

Daawo:- Afhayeenka Alshabab Cali Dhheere oo wareysi siisey Chanel 4 News

Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa waxaa waraysi gaar ah la yeeshay Tv-ga Channel 4 News waxaan ay wax ka wiidiiyeen warar...

Daawo:- Gabadhii lagu eedeynayey iney ku jirtey Rabshadihii wesgate oo been noqotey

Waxaa jirtey in maammahn gabar la yiraahdo Hanna lagu eedeynayey iney ku jirto kooxaha weerarey westgate dadka badana ku laayey hana  ayaa markii ugu...

Dhegeyso:-Madoobe Nuunow oo dowlada somaliya ku eedeeyay iney hor taagan tahay Maamul u sameynta Koonfur Galbeed

Madoobe Nuunoow oo kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya, ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedeyey inay rabitaankeeda ku qancisay shaqsiyaad gaar...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img