WARARKA

Dhegeyso: Dowlada Federalka oo indhaha ka xiratey Gobolka Shabelaha Hoose iyo Degmada Afgooye oo ey ka howl gasho 57 NGO

Gudoomiye ku xigeenka dhaqaalaha ee gobolka shabeelaha hoose C/fataax Cabdulle Yusuf ayaa inooga waramey xaalada guud ee uu gobolka ku sugan yahay iyo dhibaatooyinka...

Dhegeyso:- Nabadoon Maxamed xasan Xaad oo ku eedeeyey Maamulka Raaskambooni iney dhibaateeyaan Shacabka Reer Kismaanyo

Nabadoon Maxamed xasan xaad oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka Muqdisho ayaa waxa uu shegay in Ciidamada Maamulka Raskambooni ay wali dhibaato ku hayaan Shacabka...

Maamulka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe oo kasoo horjeestey shirkii maanta ka furmey Magalada Neyroobi

Sheekh C/risaaq Cali Mire Ashcari oo ah Guddoomiyaha golaha fulinta ee maamulka Ahlu Sunna Gobalada dhexe, ayaa si buuxda uga soo hirjeestay shirkaasi sida...

Dhegeyso:- Maamulka Degmada Marka oo sheegey iney Alshabab ka sifeyn doonan Magalada

Maamulka Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha hoose, ayaa sheegay inay jiraan rag ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanaya gudaha Degmada Marka. Guddoomiyaha Degmada Marka...

Dhegeyso:- Ugaas Maxamed Wali oo kasoo horjeestey heshiikii ey Kismaanyo gaareen Raskambooni iyo Dowlada federalka

Ugaas Maxamed Wali ayaa kaso Horjeestay Heshiiskii ay magaalada Kismaayo kuwada Gareen Dowlada Federaalka soomaliya iyo Maamulka Raskambooni Heshiskaas oo ka Koobna labo qadob, Geesta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img