WARARKA

Ogeysiis muhiim ah oo loogu tala galey Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Dalalka Scandanavia

KU: Dhamaan Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee wadamada Skandanavianka (Finland, Denmark, Norway iyo Sweden) Dhamaan Jaalliyaddaha Digil iyo Mirifle ee ku nool wadamadda Sweden, Norway,...

Dowlada Ugandha oo cabsi ey ka qabto in Alshabab dhibaato ka geysato dalkeeda heegan gelisey ciidamadeeda amaanka

Dowlada Uganda ayaa adkeysay amaanka Dalkeeda iyadoo heegan gelisay ciidamada amaanka wadankasi si ay uga hortagaan weeraro Argagixiso oo ay geystaan kooxaha Alqaacida iyo...

Kooxo hubeysan oo maanta Wariye u shaqeeya Univesal Tv ku dhaawacay Degmada Wadajir

Kooxo hubaysan ayaa maanta waxaa ey degmada wadajir ee magalada muqdisho ku dhaawaceen Wariye ushaqeeya Tv-ga Universal Xaruntiisa magaalada Muqdisho. Wariyaha oo kasoo ambabaxay hooygiisa...

Dhegayso…Caruur Shubanbiyoodka ugu le'anaya Ceelwaaq ee Gobolka Gedo,

Dadka ku dhaqan Tuulada Likooley oo qiyaastii 90km dhinaca waqooyi bari ka xigtan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya maalmahii ugu dambeeyey in...

Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee dalka Australia oo Deeq lacageed gaarsiiyey Degmada Ceel-Berde

Jaaliyadda Digil-Mirfle Australia waxay deeq lacag oo dhan $4,000.00 (US Dollar Afar Kun) ugu deeqeen walaalahooda tabaalaysan oo sugan degmada Ceel Berde, Gobolka Bakool. Deeqdaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img