WARARKA

Ciidamada AhluSunada Koonfurta iyo Ciidan beeleed caawa isku hor fadhiya Gedo.

        Xoghayaha Difaaca Ahlusunada Koonfurta Soomaaliya Sheekh Isaaq Xuseen Mursal ayaa waxa uu caawa ka dhawaajiyay inay ka jawaabi doonaan weeraro sida uu sheegay ku...

Dhegeyso: Ex Xildhibaan Hilowle oo u Jawaabey Nabadoon Xaad una sheegey in uusan ka hadlin Deegaan uusan shaqo ku laheyn

Ex Xildhabaan Hilowle ayaa shegay in Nabadoon xaad u yahay Oday somaliyeed Balse usan shaqo ku lahayn kismaayo cidnana aysan u joogin waxbana aysan...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Degmada Wadajir oo sheegey in Suxuufiyinta eysan dilin Alshabab keliya oo ey dilaan dad kaloo ayagana nabada diidan

Guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow ( Axmed Daaci) oo ay wehliyeen saraakiisha ammaanka ee degmadaasi oo isugu jira Taliyayaasha booliiska iyo Nabad...

Dhegeyso:- Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan oo kasoo horjeestey shirka ka dhacay Magalada Neyroobi

Guddoomiyahii hore ee Maamulka Dowladda Gobalka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa nasiibdaro ku tilmaamay in Wasaarada arimaha...

Dhegeyso:- Dagaal qasaare geystey oo ka dhacay Deegaanka Awdiinle e Gobolka Bakool

Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugn deegaan u dhaxeeya Fool-feyle iyo Awdiinle ayaa saaka weeraray saldhig ay Al-shabaab lahayd, dagaalkaas oo muddo ayaa la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img