Warar aynu ka helney magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in banaanbax la doonayey in lagu taageero ra’iisalwasaare Saacid ay is hortaag ku sameeyeen ciidamada dawlada...
Aqristayaasha sharafta leh waxaan halka idiinkugu soo gudbineynaa wareyisyo ku aadan aragtida umada somaliyeed iyo fikirka ey ka qabaan dhameystirka maamul u smayenta Koonfur...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa mar kale soo kala dhex galay khilaaf cusub oo ku saabsan...