WARARKA

Dhegayso..Sarakac xoog leh oo ku yimid Qiimaha Raashinka la kala siisto Gobolka Gedo

Iyadoo Roobabkii xilliga deyrta ay ka curteen inta badan degmooyinka Gobolada Gedo,Bay iyo Sh/Hoose ayaa roobabkaasi waxay dhinaca gooyeen isu socodka dadka iyo Gaadiidkii...

Daawo:- Bilicda Degmada Wanleweyn iyo Nabadgelyada ka muuqata degaanka

Bilicda Degmada Wanleweyn oo beryahan dambe aad usoo wanaagsanaaneysa iyo sida ey shacabka degmada ugu dadaalayaan sidii ey deegaankooda wax ugu qaban lahaan ayaa...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose oo ka hadley dagaalkii shaley ka dhacay Nr 50

Dagaal aad u xun ayaa shaley ka dhacay deegaanka Numbar 50 iyo meelaha ku dhow dhow dagaalkaas oo ey soo qaadeen ciidamo beeleedyo dhibaatoyin...

Daawo:- Muuqaalkii ugu dambeeyey iyo Nabadgelyada ka jirta Magalada Baydhabo

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa muuqaal aad u fiican oo laga soo duubey magalada baydhaba iyo nabada fiican ee halkaasi ka jirta [youtube https://www.youtube.com/watch?v=m6B5x7E_nFY]

Dhegeyso:- Afhayeenka Amisom Col Cali Aadan oo ka hadley khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha iyo Reysulwasaraha

Afhayeenka guud ee Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay aad uga xun...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img