WARARKA

Ciidamo maanta Tababar loogu soo gabagabeeyey xero ku taala Jaziira

Ciidammo ka tirsan kuwa dowaldda Soomaaliya oo lagu tababaray gudaha dalka ayaa maanta lagu dhaariyay xero ku taalla deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho, iyadoo...

Alshabab oo maanta Gaari Qamri ka buuxa ku gubey Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay

Wararka ka imaanaya Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay, ayaa waxa ay sheegayaan in Ururka Al-Shabaab ay degmadaasi ku gubeen gaari noociisa uu yahay qooqan,...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Deegaanka Number 50 oo sheegey in Deegaanka ey kusoo duuleen Maleeshiyo Beeleedyo labisan dharka dowlada

Ciidammo sita dharka dowlada ayaa maanta weerar culus ku qaadey deegaanka deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo lasoo sheegayo inay khasaare xooggan ka...

Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka warbixiyey safarka uu ku joogo Brusseles

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ku sugan magaalada Brussles kana mid ah mudanayaal baarlamanka Soomaaliya uga qeyb galaya shir ka dhacaya magaalada Brussles ayaa...

Golaha amaanka ee Qarama Midoobey oo diidey in dib loo dhigo dacwad loo heysto Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa diiday in dib loo dhigo muddo hal sano ah dacwadda loo haysto madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img