WARARKA

Dhegayso..Wararka maanta Wadajirradio Atlanta

          --Taliska AMISOM oo wax lagu xumaado ku tilmaamay qilaafka u dhaxeeya madaxda dowlada. --Dagaal ka dhacay Shabelaha Hoose --Taliyaha Guutada Koowaad ee ciidanka dowlada oo Sheegay...

Dhegayso…Ciidamada Dowlada waa in 24 saac in kayar looga saaraa gobolka Shabeelaha hoose

Kulan ay ka qaybgaleen qaybaha kala gedisan ee bulshada gobolka Shabeelaha hoose oo looga hadlayay dagaalka gobalka kasoo cosboonaaday ayaa waxa uu shalay galab...

Dhegayso..Yaa weeraray deegaanka No 50

Cabdulaahi Waafow Gudoomiyaha Deegaanka Lanbar 50 degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa uu sheegay dagaalkaii shalay ka dhacay deegaanka No50 inuu ahaa mid...

Dhegayso..Baarlamaanku ma awoodaa inuu kala saaro Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha?

Iyadoo haatan uu todobaad jirsaday is qabqabkiisii dhexyiilay madaxweyne Xasan Shiikh iyo Ra'isulwasaare Saacid ayaa haatan ugu danbay waxaa laysla gartay in garta loo...

Dhegayso..Muxuu ka yiri ugaaska Mariixaan dagaalka ka jira Luuq iyo BuuloXaawo.

Ugaas Maxamed Weli Ugaaska beelaha Mariixaan ayaa u rajeeyay inay guulaysato waanwaanta nabadeed ee laga dhex wado xiisado Colaadeed oo dhowaan gudaha magaalada Luuq...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img