WARARKA

Munaasabad casho loogu sameynayey xildhibanada oo uu ka qeyb galey Madaxweynaha

Munaasabadda casho sharafta uu Gudoomiyaha Baarlamaanka u sameeyey Xildhibaannada Golaha Shacabka oo aheyd mid qaban qaabadeeda si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa...

War Murtiyeed kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha Barlamanka

Xafiiska gudoomiyaha barlamaanka Prof Maxamed Cisman Jawaari ayaa waxaa kasoo baxay war murtiyeed looga hadlayo go,aankii ey dhawaan gaareen Xubnaha barlamnka oo ey kalsoonida...

Maxkamada dalka kenya oo diidey in damiin lagu sii daayo dhalinyaro lo heysto falkii ka dhacay Westgate

Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa u diidday in damiin lagu sii daayo afar nin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay caawiyeen dableydii...

Amiin Caamir oo sawir gacmeed ku muujiyay Gumaadka Ciidamada Dowlada ay ku hayaan reer Afgooye

Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay isa soo tarayeen dhibaatooyinka Ciidamada Dowladu ay u geysanayeen dadka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa...

Damaca Fowziya,Dubnada Xasan,Dareenka Jawaari iyo Danayta Beesha ee Yaa xiga Saacid?!

Tan iyo sanadii 2000 waxaa meel mar u noqotay siyaasiyiinta beelaha Soomaalidu inay awooda dalka ay ku qaybsadaan nidaam qabali ah oo lagu sal...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img