WARARKA

Nelson Mandela oo ku geeryoodey Magaalada Jahnesberg Ee Dalka Koofur africa.

Madaxweynahii Ugu Horeeyay Ee South africa Nelson Mandela ayaa xaley Ku Geeriyooday Gurigiisa Oo Ku Yaala Duleedka Magaalada Jahnesberg Ee Dalka Koofur africa. Dhimashada Mandela...

Xildhibaan Sheekh Adan Madoobe oo maanta gaarey Magalada Baydhabo

Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay isagoo sheegay in dhawaan ay magaaladaas tegi...

Dhegeyso: Banaanbax maanta ka dhacay deegaanka Numbar 50

Banaanbax dowlada Federaalka Soomaaliya looga dalbanayay sidii haraadiga kooxda shabaab ay uga saari lahayd deegaannada gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka dhacay deegaanka Number 50...

Qarax Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Magalada Boosaaso

Qarax Xoogan oo is midaamin ayaa Maanta Kadhacay Boosaaso gaar ahaan Agagaarka Hotel imaraad ee Magaaladda Boosaaso Qaraxan ayaa lala Beegsaday Ciidamadda SARACEN ee...

Reysulwasaare Saacid iyo golahiisa wasiirada oo soo dhaweeyey Go,aankii ey qaateen Xildhibaanada Barlamanka

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa yeeshay ayaa si buuxda u aqbalay markii labaad go’aankii golaha Baarlamaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img