WARARKA

Wefdi uu hogaaminaayo Wasiirka Warfaafinta oo maanta gaarey Magalada JigJiga

Wafdi uu horkacayo wasiirka war-faafinta, boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka Soomaaliya, C/llaahi Ciilmooge Xirsi oo ay ka mid yihiin, wasiirka ganacsiga iyo warshadaha, Maxamed Axmed...

Afgooye Degmadii Ugu Danbeysey Ee Dhamaadka Isbaarooleyda Soomaaliya

Afgooye waa Degmo Kamid ah Demooyinka 8da Ah Ee uu ka kooban yahay Gobolka Shabelada Hoose, waa degmo qadiimi ah xaruna u aheyd mudo...

Dhegayso..Cusbitaal Daawo dhireed dadka la dawaynaayo oo Baydhabo laga furay

Cusbitaal nooc cusub ah isla markaana dhakhaatiirta ka howlgasha ay wax ku Daawaynayaan  dhirta(Geedaha) ayaa waxaa laga furay magaalada Baydhabo. Halkan ka dhegaysi Unknown Album Ku...

Dhegayso..Xildhibaano Horudhac u ah Gudoomiyaha Baarlamaanka oo gaaray Baydhabo

Wafdi balaaran oo horudhac u ah wafdi lasugayo inuu soo gaaro Baydhabo uuna hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan 'Jawaari'ayaa maanta gaaray Baydhabo. Xildhibaan...

Daawo:- Odayaal Reer shabeelaha Hoose oo Mowqif cad ka qaatey Beesha Habar Gidir

Odayaal kasoo jeeda Gobolka shabeelaha hoose oo kulan ku qaatey Dalka sacuudiga ayaa mowqif cad ka qaatey Beesha habar gidir wexeyna sheegeen in dulmiga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img