WARARKA

Magalada Baydhabo oo maanta lagu diley mid ka mid ah ilaalada Taliyaha nabdsugida Buur-hakaba

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu dilay mid ka mid ah ilaalada taliyaha nabad-sugidda degmada Buur-haka ee gobolka Bay, Col. Cali Garruun, sidoo kale waxaa...

Xuska Qowmiyahada Itobiya oo maanta ka bilaaban doonta magalada Jig Jiga

Maanta ayaa waxa Magaalada Jig Jiga ka bilaaban Xuska Maalinta Qowmiyadaha itoobiya kaasi oo ay ka qeyb galayan wafuud caalami ah iyo Maamul Goboleedyada...

Daawo:- Wafdigii maanta tegey Magalada Baydhabo iyo sidii loo soo dhaweeyey

Wafdi hees sare loo soo abaabuley ayaa maanta tegey magalada baydhabo ayagoo u tegey sidii ey uga qeyb geli lahaan shirka maamulka loogu sameynaayo...

Ogeysiis: Ku wajahan Dhamaan Jaaliyada Koonfur Galbeed Somaliya ee Magalada Edmanton

Dhamaan jaaliyada koonfur galbeed ee somaliya ee ku nool magalada edmanton waxaa la ogeysiinayaa in ey kasoo qeyb galaan kulan halkaasi ka dhici doona   Daafeet.Com

Shariif Xasan iyo xildhibaano kale oo maanta gaarey Magalada Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Xildhiban Shariif Xasan ayaa wafuudii ey isla socdeen waxay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img