Danjiraha dowladda Britain u qaabilsan Soomaaliya Neil Wigan ayaa gaaray magaalada Baydhabo Janaay ee xarunta gobolada Koonfur galbeed.
Neil Wigan ayaa la kulmay mas’uuliyiinta maamulka...
Warar kol dhow inaga soo gaarey degmada afgooye ayaa waxaa ey sheegayaan halkaasi uu ka dhacay dagaal qasaaro kala duwan geystey dagaanka ayaa waxaa...