WARARKA

Ahlusunada gobolada dhexe oo ka hor timid xukuumada cusub

Gudoomiyaha Sedexda gole ee ururka Ahlusunada gobolada Dhexe ayaa sheegay inaysan taageersaneyn wasiirada cusub ee tirada badan ee uu ku dhawaaqay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,...

Amiin Arts oo sawir gacmeed kasoo sarey Gudomiyaha Gobolka banadir

Amiin oo aad ugu dhuun duleela siyaasada guud ee dalka ayaa sawirkan ku cabiraya halka uu marayo hamiga gudoomiyaha gobolka banaadir gudoomiyaha ayaa habeen...

Dhegeyso:-C/Kaafi Macalin Xasan oo kasoo jeeda Digil iyo Mirifle oo diidey xilka loo magacaabey

Waxaa maanta magaalada muqdisho shir jaraaid ku qabtey C/kaafi Macalin xasan ayaa sheegey i uu asan raali ka aheeyn islamrakaana uusan qaban Doonin Xilka...

Daawo:- Barnaamij gaar ah oo ka hadlaya Shirka maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya ee fadhigiisu yahay baydhabo

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo loogu tala galey qaabnka uu u socdo shirka maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya shirkaas...

Liiska wasiirada Xukuumada cusub ee digil iyo mirifle iyo beelaha ey kasoo jeedaan

Xukuumada Cabdi weli oo in badan la sugayey ayaa xaley saqdii dhexe waxaa uu ku dhawaaqdey wasiiro ka kooban 25 xibnood kuwaas oo ey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img