WARARKA

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

              Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album Ku dhegayso...

Inaalilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun Avocato Xasey Sheekh oo ku galabta kuy geeryoodey Magalada Verginia

Inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun waxaa manta gelinki ihore ku geeryoodey Abukaate Xasey Sheekh Ibraahim  oo ka mid ah Abukaatayaasha Soomaaliyeed, gurigiisa oo ku...

Dhegayso…Gudoomiyaha gudiga Maamul u samaynta KoonfurGalbeed oo dhaliil qaabka golaha wasiirada loo soo xulay

Gudoomiyaha gudiga Maamul u samaynta KoonfurGalbeed Soomaaliya Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareysi dheer uu siiyey warbaahinta Wadajirradio waxaa uu si kulul u dhaliilay qaabka loo...

Daawo..Kulankii shaley ee Shirweynaha KoonfurGalbeed.

Daawo kulankii mshaley ka dhacay hoolka shirarka ee maamulka loogu sameynayo koonfur galbeed somaliya [youtube https://www.youtube.com/watch?v=Sl1PntDfDdo?list=UUxq-SpQw0mPT9rohSjgNvCQ]

Hal ku dhigii Amiin Arts Maandeeq Afartan maalmood ayey foolaneysey

Amiin arts oo soo badhigey sawir uu kaga hadlayo wasiirada xukuumada cusub   Daafeet.Com

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img