WARARKA

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamud Axmed Nuur Tarsan oo diidey xilka loo magacaabey

Gudoomiyiha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Saakay Shir Jaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa waxa uu si cad uga soo...

Akhriso magacyada golaha wasiirada iyo ku xigeenadoona

Golaha Wasiirrada ee uu soo dhisay Ra’isulwasaaraha ayaa ka kooban 25Wasiir, 5 Wasiirudowle iyo 25 Wasiir Ku xigeen waxaana magacyadooda ay kala yihiin sidan:- Wasiirka...

War Deg Deg Ah: Golaha wasiirada oo goor dhow lagu dhawaaqey

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayadoo Munaasabadda magacaabistana...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Degmada Beydhabo oo ka hadley xaalada guud ee degmada

Waxa wareysi aan la yeelanay Gudoomiyaha Degmada Baydhaba Xasan Axmed Biikole oo aan ka wareysanay Horumarka iyo Amniga magaalada Baydhabo. Gudoomiyaha Baydhaba Xasan Axmed Biikole...

Kulankii somaliya iyo somaliland oo maanta dib u furmey

Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga wahadalladii u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo Somaliland, kaasoo socon doona labada maalmood ee soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img