WARARKA

Dhegayso..Cabdi Hoosoow”Joogitaankooda wax badan ayuu Amniga ka bedelaayaa”

Gudoomiyaha gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosoow oo saxaafada wax ka weydiisay xafladii maanta Baydhabo ay kaga mid noqdeen ciidamada Itoobiya howgalka reer Afrika ee...

Dhegayso…Nicholas Kay “Waan taageeraynaa wax kasta oo kasoo baxa shirka Baydhabo.”

Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Siyaasada Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka dhawaajiyay in Qaramada Midoobay ay taageerayso...

Dhegeyso:-Madaxweyne Xasan oo sheegay in kulanka Baydhabo wixii kasoo baxo ay qaadan doonaan.

Madaxweynaha dowlada federalka qudbad uu maanta ka hor jeediyey golaha shacabka ayaa waxaa uu sheegey in uu aqbali doono wax walboo kasoo baxa shirka...

Xukuumada cusub oo maanta la dhaariyey

Wasiirarda cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu hordhaariyay baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhaarinta ay goobjoogayaal ka ahaayeen madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud, ra’iisul wasaarihiisa...

Daawo:- Gudiga shirka Koonfur Galbeed oo dulmi cad ku tilmaamey caleema saarkii shaley ka dhacay Kismaanyo

Gudiga shirka maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya ayaa si cad uga hadley kulan shaley ka dhacay magalada ksimaanyo lana sheegayey in lagu caleema...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img