Waxaa goordhoweyd la soo gabagabeeyay dood iyo codayn wada socotay oo ay xildhibaanada Baarlamaanka kaga doodayeen barnaamijka Dowlada Ra'isul wasaare CabdiWeli Sheekh Axmed Maxamed.
Kulankan...
Madaxweynaha dowalda federalka ayaa xaley ka qeyb galey barnaamijkii dood wadaag asagoo ka hadlayey wixii dowlada u qabsan iyo wixii u qabsami waayey, Doodan...
Gudoomiyaha Gobolka Baay ee Dowlada Federaalka soomaliya Aaadan Hoosow ayaa soo dhaweeyey golaha wasiirada cusub wuxuuna sheegey in ey ku jiraan dad tayo leh...