WARARKA

Daawo: Askii Avv Xaseey Sheekh Ibraahin oo shaley gelinkii dambe lagu aasey magalada baydhaba

Alahah u naxariistee waxaa shaley gelinkii dambe lagu aasey magalada beydhaba ee xarunta gobolka Bay Avv. Xaseey Sheekh Ibraahin oo malintii Axada ku geeryoodey...

Daawo: Kulankii ey Beelaha Hawiye ku ciclaamiyeen lahanshaha Gobolka Shabeelaha Hoose

Kulan ey yeesheen beelaha hawiye ayaa shaley ka dhacay magalada muqdisho kulankaas oo ey ku cilaamiyeen iney leeyihiin gobolka shabeelaha hoose. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=Z9hRqOqOuIM] Daafeet.Com

Dhegeyso:- Beelaha Hawiye oo sheegey in 80% ey degaan shabelaha hoose Maamulna ey u sameyn doonaan

Kulan balaaran oo ey yeesheen beelaha hawiye ayaa shaley lagu qabtey Magaalada Muqdisho kulankaas oo looga hadlayey sidii loo sameyn lahaa maamull goboleed ka...

Daawo…Nuqul kamid ah Dastuurka KoonfurGalbeed oo maanta loo qatbiyay Ergooyinka Shirka.

Gudiga shirirka ee magalada baydhabo ayaa shaley gelinkii dambe waxaa ey odayaasha u qeybiyeen qeyb ka mid ah Dastuurka lagu dhaqi doono maamulka koonfur...

Dhegeyso: Reysulwasaraha oo ka warbixiyey kalfadhigii koowad ee golihiisa wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img