WARARKA

Dhegayso…Nabadoon Xuseen Xasan Naaleeye reer Kismaayo habeen iyo Maalinba waa la dilaa.

Nabadoon Xuseen Xasan ayaa warbaahinta u sheegey in magalada ksimaanyo habeen iyo maalin lagu dilo dadka shacabka oo aan waxba galabsan dilkaas oo ey...

Dhegayso..Maamulka Axmed Madoobe oo lagu eedeeyay inuu Shacabka reer Kismaayo uu gumaadayo.

Qaar ka mid ah Odoyaasha Magaalada Kismaayo ayaa walaac xoogan waxaa ay ka muujiyeen amaandarada ka taagan magaaladaasi oo ay ku eedeeyeen in ay...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta.

        ---Banaabax lagu diidan yahay weerarada Shabaab ay u gaysanayaan Madaxda dowlada Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay. ---Golaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya oo soo Saaray Warsaxaafadeed...

Dhegayso..Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam(Dhalaaqa)

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Reysulwasaraha oo maanta ka qeyb galey banabax ka dhan ah Alshabab oo lagu qabtey magalada muqdisho

Banaan bax looga soo horjeedo Alshabab ayaa maanta waxaa uu ka dhacayMuqdisho kaasoo ey soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir iyo ururka Haweenka Qaranka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img