WARARKA

Dhegayso..Warsaxaafadeed uu jeediyay Ra’isulwasaare Cabdiweli Sheekh

Halkan ka dhegayso Warsaxaafadeedkii caawa uu soo saaray Ra'isulwasaare Cabdiwali Sheikh AxmedUnknown Album

Codsi ka yimid qaar ka mid ah Musharaxiinta MGS ee K/G oo lagu gacansayray.

Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Xubnaha aqalka sare ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed iyo Gudida Doorashada xilka Madaxweynaha iyo ku xigeenadiisa ayaa...

Dhegeyso:- Wareysi dhinacyo badan taabana oo aan la yeelaney musharax Maxamed Adan Ibrahin

Waxaan halkan idinkugu soo gubineynaa wareysi dhinacyo badan taabana oo aan la yeelanay musharax u taagan xilka madaxweynenimada koonfur galbeed somaliya Dr Maxamed Adan...

Jaaliyada Shanta Caleemood oo kulan ey kaga hadlayaan ayahooda ku yeeshey Magalada Jiddah ee dalka Sacudi Arabia

Shir ay isugu yimaadeen jaaliyada Shanta Caleemood ee ku nool dalka sacuudi arabiya ayaa lagu qabteyshaley gelinkii dambe magaalada Jeddah ee dalka Sacudi Carabiya. Shirkaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img