WARARKA

Tacsi:- Inaalilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun

Jaaliyadaha Digil I Mirifle ee Qurbaha ayaa waxaa ey tacsi u dirayaan Cabdi Adan Hosow iyo dhaman yusufey maqsud xasanow iyo mama kabay maydireya  waxay...

Dhegeyso:-Abaan duulihii hore ee ciidanka xooga oo ku eedeeyey qurba joogta iney ka dameyso xasiloni darada ka taagan magalada muqdisho

Abaandulihii Hore ee Ciidamada xooga dalka somaliyeed Gen C/kariin yuusuf dhaga badan ayaa isaga oo jooga Dalka Ugaandha sheegey in dhibaatooyinka ka taagan Muqdisho...

Dhegeyso:- Wareysi aan la yeelaney Musharax Madoobe Nunow Mahamed

Sidaan horeyba idinkaga balan qaadney in aan wareysiyo la yeelanao musharixiinta isu soo sharaxdey xilka madaxweynenimo ee koonfur galbeed somaliya ayaan waxaan halkan idinku...

Tacsi:- Inaali laahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Waxaa maanta magalada Adi Ababa ku geeryoodey Alaha u naxariistee Adan Hoosow oo ahaa aabihii dhaley Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdi Adan Hosow. Hadeynu nahay bahda...

War Deg Deg ah:- Kooxdii ku hungoobey maamulka 3 gobol ee Baar bakiin oo kala dareerey

Wararka goordhow naga soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Odayaal u badan Beelaha Digil ay kasoo baxeen Riwaayadii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img