WARARKA

Sir Culus…Ciidamadii ONLF ee Kismaayo ku sugnaa oo maanta ka baxay magaalada.

Warar lagu kalsoon yahay oo aan kasoo xiganay ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan magaalada Kismaayo caasimada gobolka Jubada hoose ayaa waxay...

Dhegeyso:- Wareysi aan la yeelaney Musharax Ing Xasan Maxamuud Abuukar

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa sidii aan horey idinkaga balan qaadney wareysiyo aan la yteelan doono dhamaan musharixiinta u taagan xilka madaxweynenino ee dowlad...

Jan Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo loo magacaabey gudomiyaha gobolka banadir

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho loogu magacaabay Xasan...

Qarax maanta ka dhacay meel aan sidaa uga fogey Baar Fiat

Ugu yaraan 10-qof oo shacab iyo askar isugu jira ayaa ku dhintay in ka badan 15-qof oo kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray weerar Ismiidaamin...

Daawo:- Yaabka aduun dowlad Islaam ah oo caruurta sida xun ula dhaqanta

Dowladihii Islaamka ahaa oo laga rabey iney dhowraan xaqquqda caruurta ayaaba ku tumanaya oo caruurtii slave ka dhigtey bal nala daawada calool xumada meesha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img